Written by: Mohamed Abdifitah Mohamoud (Ameen Guuleed) August 2, 2022 The new Somali prime Minister Hamze Abdi barre appointed Mukhtar Robow as the Minster of Endowment and Religious affairs, Mukhtar Robow who is also known as Abu Mansur had a bounty of $5 million on his head and he was the second most important leader of the terrorist group Al-Shabaab, He defected from the group in 2017 after long unsolved dispute between him and his seniors including the formal leader of the group Ahmed Godane who was later killed by the US drones on September 2014 near the south coastal town of Barawe. Mukhtar Robow’s defection in 2017 was hailed and praised by the Somali government but later he was detained and was under house arrest since 2017 till h e was appointed as member of the Somali minister’s cabinet today, He was attacked in Baidoa by the Somali government forces a combined with Ethiopian Soldiers as per reports and after short time clashes between the ...
Falanqeeyayaasha Israa’iil waxay sheegeen in dalka uu ka jiro dareen jahawareer iyo niyad-jab ah kadib markii Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu sheegay in wadahadallo lala lala billaabay Iran ay sii socon doono si loo dajiyo xaaladda kacsan ee bariga dhexe. Wada hadalladan ayaa yimid iyadoo Trump hore u hanjabay inuu weerarro culus ku qaadi doono kaabayaasha tamarta ee Iran haddii ay marinka ku furi waayaan muddo 48 saacadood gudahood ah, marki ay muddo 10 saacadood ah ka dhimanayd 48di saacadood ayu trump ku dhawaaqay in uu hakiyay beegsiga kaabayaasha Tamarta Iran, wakiillo u hadlay dalka Iran-na way beeniyeen in wax wadahadal ahi socdaan. Intii uu socday dagaalka, hoggaamiyeyaasha Israa’iil waxay isku muujiyeen inay safka hore kaga jiraan la dagaallanka Iran, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Benjamin Netanyahu uu marar badan sheegay inuu ku qanciyay Maraykanka inuu ku biiro dagaalka, isagoo ku tilmaamay Iran khatar jiritaan oo ku wajahan Israa’iil. War muuqa...